We use cookies on this website. By continuing to use this site without changing your cookie settings, you agree that you are happy to accept our privacy policy and for us to access our cookies on your device.
Abiy iyo Xasan Sheekh oo mar kale ka hadlay xiisadda labada dal.
February 6, 2024
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Itoobiya aysan dooneyn dagaal ay la gasho Soomaaliya, halka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu mar kale sheegay in aanay ogolaan doonin in qeybo ka mid ah dhulka Soomaaliya la qaato.
Maxamed Bashiir ayaa faah-faahinaya.
CategoryMuuqaallo
Content TypePackage
LanguageAf-Soomaali (Somali)
NewsML Media TopicsArts, Culture, Entertainment and Media
Rights“Rights are not granted for this content on YouTube. Posting of this content on YouTube is strictly prohibited.”